- Fasalo Ingiriis ah oo lagu hormarinayo ardayda bilowga ama ardayda hormarsan’ aqrinta, qoraalka, naxwaha, hadalka iyo xirfadaha kumbiyuutarka
- Waxbarashada Aasaaska Qofka weyn iyo fasalada GED si loogu diyaariyo ardayda in ay baasaan imtixaanada iyo u diyaar garowga mustaqbalka
- Barnaamijyada kuliyada ugu raqiisan ee Colorado iyo gargaarka dhaqaalaha iyo helitaanka deeqda waxbarashada
- Xarunta Guusha Ardayga (Student Success Center) oo ay la jirto meerin bilaash ah, kooxda waxbarashada, simminaaro bilaabanayo iyo helitaanka kumbiyuutarka
- Midka mid ah deegaanka waxbarashada aadka ukala duwan ee gobolka
- Bilow taariiqo kaladuwan; maalin, galab iyo fasalada isbuuca dhammaadkiisa; iyo hormarinta fasalo onleen ah
- Ku dhawaadkii 50 shaqooyin oo aad ka dooratid
- Qaar ka mid ah shaqooyinka ugu sareeyo ee gobalka ee waxbarashada xeerka dugsiga sare ee la soo dhaafay
- Fasalo yar iyo ku barashada gacmaha macalimiin tayo sareeya leh
- Magaalada hoose Denver goob leh gelitaanka ku haboon baska iyo wadooyinka joogsiga oo nalalka leh